Dagaalkii Armenia & Azerbaijan oo meel xun maraya & Maraykanka oo soo fara geliyey

Dagaallo culus ayaa wali ka socda gobolka lagu muransan yahay ee Nagorno-Karabakh, iyadoo dowladaha Armenia iyo Azerbaijan ay midba tan kale ku eedeynayso in ay ka danbeeyso duqeyn loo geysanayo deegaannada ay ku badan yihiin rayidka. Waxaa wali socda dadaallo diblumaasiyadeed oo caalami ah oo lagu doonayo in xabbad-joojin lagu kala dhex dhigo labada dhinac. … Continue reading Dagaalkii Armenia & Azerbaijan oo meel xun maraya & Maraykanka oo soo fara geliyey